Ururka ONLF oo Beeniyey Inay Argagixiso Yihiin.[Dhagayso]

September 7, 2017 - Written by Editor

Ururka ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aankii ay dowladda Somalia shalay ku sheegtay in Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo Somalia ay Ethiopia u dhiibtay uu ahaa argagixiso xiriir la leh ururka al-Shabaab. Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF ayaa sheegay in go’aanka dowladda Somalia uu yahay mid ka soobaxay xukuumadda Ethiopia. Hirmooge ayaa beeniyay in ururka ONLF uu yahay urur argagixiso. Weriyaheena Maxamed Cabdi Xasan ayaa khadka taleefonka ku wareystay afhayeenka ONLF, isagoo ugu horreyn weydiiyay sida uu u arko hadalkii ka soo baxay dowladda Somalia.

Hoos ka Dhagayso Ururka ONLF oo Beeniyey Inay Argagixiso Yihiin

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online