Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda dowladda Puntland faah-faahin ka bixisay, halka uu marayo qorshaha balaarinta Dekedda Boosaaso.[Video]

September 7, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiska Wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda waxaan uu wasiirka uu faahfaahin ka bixiyey goorta la bilaabay mashruucii balaadhinta dekkada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa xusay in ay muhiim tahay in la balaadhiyo dekkada Boosaaso si deegaanada Puntland ay u helaan dekkad caalami ah oo ay ka faa’iidaystaan shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ugu baaqay shacabka Boosaaso in ay ka shaqeeyaan nabadgelayada si mashruuca dekkada Boosaaso uu u hirgalo. Ugu danbayntii Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ku booriyey in shacabka Puntland ay la shaqeeyaan laamaha amniga si loo adkeeyo nabadgelayada deegaanada Puntland.

Hoos ka Daawo shirka jaraa’id Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online