Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Sudan kulana la qaatay Dhigiisa(Masawiro)
(October 5, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cumar Xasan Al-Bas
Shirka Golaha Wasiirda ee Puntland oo looga hadlay Shirka Kismaayo (Masawiro)
(October 5, 2017)
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, Xoojinta Mashaariicda Horumarineed, Shirka Kismaayo iyo Arrimo Kale oo Muhiima. [ngg_images source="galleries" container_ids="2333"
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo qodobo kale.[Masawiro]
(October 5, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka khamiislaha ah ee golaha Wasirada. Labada Madaxweyne ku xigeen ayaa Madaxweynaha kala