Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo weftigii uu hogaaminayey oo si-diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(October 8, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe 8 October 2017 si-diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Ki
Xildhibaano ka tirsan Maamulka Gal-Mudug oo war ka soo saaray shirka Kismaayo.[Dhagayso]
(October 8, 2017)
Cadaado:-Xildhibaanadii horay u shaaciyey in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed ay uga soo hor jeedaan shirka maamu
Dooni sharci daro ah oo Lagu Qabtay Xeebta Puntland.[Dhagayso]
(October 8, 2017)
Boosaaso:- Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa sheegay inay soo qabteen doon si sharci-darro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Soomaaliya oo laga leeyahay dalka Iiraan ka dib hawlgal ay sameeyeen c
دراسة عن حركات شيعة ساحل العاج وتطوراتهم الميدانية إعداد الأخ الداعية : دومبيا عبد العزيز
(October 8, 2017)
بسم الله الرحمن الرحيم شيعة ساحل العاج وحركاتهم الدعوية لنشر التشيع 1/إنشا معهد أهل البيت للدراسات الإسلامية
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(October 8, 2017)
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhawayd u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir u
Madaxweynaha Galmudug iyo Hirshabeelle oo gaaray magaalada Kismaayo (Masawiro)
(October 8, 2017)
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si weyn magaalada Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Ducaale Geelle.iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi