Gal-mudug oo ku amartay saxaafadda in aysan tabin karin warar lid ku ah maamulka Gal-Mudug
(October 10, 2017)
Cadaado:-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Gal-Mudug ayaa lagu amray in saxaafadda madaxa banaan ee ka howl gasha deegaanada Gal-Mudug aysan tabin karin wararka wax u dhi
Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Axmed C/laahi Yuusuf oo ka hadlay weerar xalay ka dhacay Konrolka Boosaaso.[Dhagayso]
(October 10, 2017)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Axmed C/laahi Yuusuf oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka waramay weerarkii ururka Al-shabaab ay ku qaadeen Kontrolka Boosaaso waxaana uu bee