Nadwo Cilmiyeed Caawa ka Bilaabatay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.(Daawo)
(October 11, 2017)
Burco:-Waxaa Caawa ka bilaawday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwada lagu qabtay Masaajidka Xaaji
Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn
(October 11, 2017)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Feder
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo laga waraystay Shirka Kismaayo [Dhagayso]
(October 11, 2017)
Kismaayo:-War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda. Golahan ayaa loogu magac daray Golaha
Ogeysiis Muhiima Jaamacada Najaax oo Furtay waxbarashada Fog Distance learning (Daawo)
(October 11, 2017)
Burco:-Jaamacada Najaax oo ka mid ah Jaamacadaha ka hirgalay Soomaaliya gaar ahaan Somaliland ayaa waxaa ay  ogaysiinaysaa dadwaynaha soomaliyeed in jaamacada Najaax ay fureen  wax-barashada
War murtiyeed laga soo saaray shirka Maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo
(October 11, 2017)
Kismaayo:-shirka Wadatashiga ee magaalada Kismayo ugu socday Madaxda Dowladda Goboleedyada ayaa waxaa laga soo saray warmurtiyeed ka kooban ilaa 16 qodob oo looga hadlay arrimaha kala ah arrimaha Siya