Heshiiskii Puntland iyo DPWORLD ee Wareejinta Dekeda magaalada Boosaaso (Daawo)
(October 12, 2017)
Boosaaso:-Waxaa maanta si rasmi ah maamulka dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta magaalada Ganacsiga ee Puntland loogu wareejiyey shirkad lagu magacaabo P&O oo laga leeyahay dalka Isutagga Imaara
Wasiirkii Gaashaandhigga dowladda Federaalka Somaliya iyo Taliyaha Ciidanka Soomaliya oo Iscasilay.[Dhagayso]
(October 12, 2017)
Muqdisho:-Wasiirkii Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa iska casilay xilkii uu u hayayey xukuumada Federaalka Soomaaliya waxaan u warqadiisa is casilaad
Nadwo ka socota magaalada Burco Halgan web Tv Station Broadcasting Live (Dhamaad)
(October 12, 2017)
Burco:-Waxaa idiin soo gudbin doonaa nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwa
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo dib ugu soo Laabtay Magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(October 12, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo ayaa maanta 12 October 2017 dib ugu soo la