Madaxweyanaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku Waxyeeloobey Qaraxyadii Muqdisho.
(October 14, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee caawa lagu laayey qarax is miidaamin ah oo ka dhacay is-goyska Zoobe ee ma
Qarax Xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaa KM-5 (Daawo)
(October 14, 2017)
Qarax Xoogan ayaa Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Safaari oo ku yaalla KM-5 Ee Magaalada Muqdisho waxaana qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Ilaa