Culimada Soomaliyeed ee ku nool Garowe oo si kulul uga hadlay Qaraxii ka dhacay Is-goyska Soobe ee Muqdisho[Video]
(October 15, 2017)
Garoowe:-Culimada Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Garowe ayaa si kulul uga hadlay Qarixii Kadhacay Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Soobe. Sh Maxamuud Xaaji Yusuf ayaa waxaa u tacsi u diray
Banaanbax galabta ka dhacay Muqdisho oo looga soo horjeedo Gumaadkii ka dhacay Zoobe (Masawiro)
(October 15, 2017)
Waxaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho banaanbax looga soo horjeedo gumaadkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Zoope waxaana qaraxa ku dhintay in ka badan 240 qof halka dhaa
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan kulul ka soo saartay Gumaadkii Isgoyska Zope(Akhriso+Video)
(October 15, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka tacsi u dirtay dhammaan ummadda Soomaaliyeed xukuumad iyo shacab musiibadii qaran ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, ka dib markii qar
Dhibaatada Soomaaliyeed waxaa kow ka ah Qabyaalada Sh Dr Cabdinuur Maxamed (Daawo)
(October 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud ka jeediyey mutmarka dhalinyarada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiya. Sheekh Dr Cabdinuur 
Madaxweyne Farmaajo” waa in aan dareensiinaa in ay leeyihiin dad iyo dal jecel oo dhibaatada la qaybsanaaya”[Masawiro]
(October 15, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii argagixisada ahaa ee la
Madaxweynaha Jubbaland oo tacsi u diray Shacabii lagu gumaaday Muqdisho (Video)
(October 15, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho kaas lagu gumaaday boqolaal ka mid ah s
Guddoonka Aqalka sare falkani dhacay waa mid aan loo dulqaadan karin (Masawiro+Video)
(October 15, 2017)
Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa booqday isbitaalka Madiina si uu tacsida iyo dhibaatadii dhacday ula qaybsado
Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey Xasuuqii ka dhacay Isgoyska Zoobe.(Akhriso+Video)
(October 15, 2017)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa si kulul u cambaareereyey xasuuqii shalay loo geystay dadka shacabka ahaa ee ku sugnaa Isgoyska Zoobe waxayna tacsi u direen ehelada Dadkii ku dhintay qaraxa . Hoos
Turkiga oo Gargaar Direya Iyo Beesha Caalamka oo Cambaareysay Qaraxii Muqdisho
(October 15, 2017)
Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii shalay dadka rayidka ah lagu laayay, waxaanay tacsi u dirtay dowladda, shacabka, ehellada iyo qaraabada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay
Madaxweynaha Puntland oo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.
(October 15, 2017)
Boosaaso:-Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-121 October, 15, 2017 Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaal

Next Page »

Archives
October 2017
M T W T F S S
« Sep   Nov »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online