Sh.Mukhtaar Roobow ”Kuwa shacabka ku laayey is goyka Zoobe wax ay fahmayaan waa luqada Rasaasta”[ Video]
(October 16, 2017)
Muqdisho:-Sh.Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Al-shabaab noqdayna ku xigeenka iyo afhayeenka Al-shabaab ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda iyo Tv-ga SNTV waxaa wax laga wiid
Sh.Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka hadlay qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe.[Daawo Video]
(October 16, 2017)
Muqdisho:Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Kooxda Al-shabaab noqdayna ku xigeenka iyo afhayeenka Al-shabaab ayaa waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay Xarunta GurmadQaran ee Magaa
Madaxweyne Farmaajo “waxa aad noqoteen dalkii ugu horreeyey ee si dhaw noola qaybsada musiibada dhacday”
(October 16, 2017)
Muqdisho, 16 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo baadigoobka dad
Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo bayaan ka soo saaray qaraxii ka dhacay Muqdisho
(October 16, 2017)
Muqdisho:-Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa bayaan uu soo saaray waxaa uu uga tacsiyaynayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed, musiibadii naxdinta lahayd ee ka dhacaday Sabtidi 24/muxaram/1439,
Wasiirka caafimaadka dowladda Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho[Masawiro]
(October 16, 2017)
Muqdisho:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho e caasimada dalka Somaaliya wafdi u hogaaminayo wasiirka caafimaadka ee dowladda Turkiga, Wafdigaan ayaa waxa la socda dhakhaatiir caafimaad iyo kal
Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo Magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada
(October 16, 2017)
Boosaaso:-Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15, 2017, Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooya
Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe
(October 16, 2017)
Muqdisho:-Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 oo isbitaalada magaalad
Tacsi tiiraayo leh Qaraxii ka dhacay is goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho
(October 16, 2017)
Dubia:-Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed g