Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso oo lagu qabtay Olole loogu gurmanayo Shacabkii lagu laayey Is goyska Zoobe ee Muqdisho.[Masawiro]
(October 17, 2017)
Boosaaso:-Culimad udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa caawa ay ku qabteen masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso kulan loogu gurmanayo walaalaha Soomaali
Madaxweynaha Puntland oo Kulan aan caadi ahayn La qaatay Golaha Wasiirada Puntland.[Masawiro]
(October 17, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 October 2017 kulan aan caadi ahayn la qaatay golaha wasiirada Puntland, kulankaas oo looga arrinsanayey qaraxii ka
Africa TV4 qaybta Af-soomaaliga oo looga hadlayo qaraxii is goyska Zoobe[ Video]
(October 17, 2017)
Sudan:-Waa Barmaamij gaaban oo laga siidaayey Africa Tv4 qaybta Af-soomaaliga ah waxaan lagu casumay Gudoomiyaha Hay'adda culimada Soomaaliyeed Sh.Dr.Bashiir Sh Axmed iyo Sh.Dr.Cabdifitaax Maxamed Bar