Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso oo habeenkii 2aad lagu qabtay Olole loogu gurmanayo Shacabkii lagu laayey Is goyska Zoobe ee Muqdisho.[Masawiro]
(October 18, 2017)
Boosaaso:-Culimo' udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa habeenkii 2aad ku qabtay masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso kulan loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliy
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay qaraxii Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.[Dhagayso]
(October 18, 2017)
Roma:-Madxweynaha Soomaaliya oo galabta la hadlayay banaanbaxayaal isugu soo baxay magaalada Muqdisho ayaa dhinaca kale fariin u diray siyaasiyiin uu sheegay inay dalal shisheeye xiriir la leeyihiin.
Banaanbax looga soo horjeedo Al-shabaab oo ka socda magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka qaarkood.[Daawo Video-ga]
(October 18, 2017)
Muqdisho:-Waxaa saaka ka socda magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya banaanbaxyo waaweyn oo loga soo horjeedo qaraxii lagu laayey dadka shacabka ah ee ka dhacay is goyska Zoobe. Boqolaal sha
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda dibu-dhiska iyo Horumarinta Puntland.
(October 18, 2017)
Boosaaso:-Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, 18, 2017 Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dibu-d
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo baaq ka soo saarey gurmadka qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.[Video]
(October 18, 2017)
Qardho:-Boqor burhaan boqor muuse ayaa umada soomaaliyeed ugu baaqay inay u gargaaraan walaalahooda dhibaatada kasoo gaadhay Qarxi Zoobe. Boqorka wuxuu sidoo kale u mahad celiyay intii ka qayb-qaadata

Archives
October 2017
M T W T F S S
« Sep   Nov »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online