Gurmadka Musiibadii ka dhacday Muqdisho oo ka bilowday caawa Masjidka Al-Huda ee Garowe.[Masawiro]
(October 19, 2017)
Garoowe:-Waxaaa si rasmi ah uga bilowday masjidka Al-hudaa ee Garoow olole loogu gurmanayo walaalihii Soomaliyeed ee lagu laayey is goyka Zoobe ee magaalada Muqdisho. Ololaha ka bilowday masjidka Al-h
Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso oo habeenkii 3aad lagu qabtay Olole loogu gurmanayo Shacabkii lagu laayey Is goyska Zoobe.
(October 19, 2017)
Boosaaso:-Culimo’ udiinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa habeenkii 3aad ku qabtay masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso kulan loogu gurmanayo walaalaha Soomaal
R/Wasaare Khayre “dhalinyarada haka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Shabaab
(October 19, 2017)
Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo la hadlayay dhalinyarada Gurmad Qaran ayaa sheegay in dalka uu galayo xaalad dagaal oo aan caadi ahayn si looga aar go
Madaxwayne Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan Gobolka Sool.[Masawiro/Video]
(October 19, 2017)
Laascaanood:-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmahaanba safaro ku marayey magaalooyinka Bariga Somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalooyin Guumays Yagoori , Adhicadeeye
Culimada Burco oo ka hadashay qaraxii is goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho[ Daawo Video]
(October 19, 2017)
Source: Jiritaan

Archives
October 2017
M T W T F S S
« Sep   Nov »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online