Gudiga Gurmadka Culimada Safa oo deeq lacag ah ku wareejiyey qoysas ku waxyeeloobay qaraxii is goyska Zoobe.[Masawiro]
(October 25, 2017)
Muqdisho:-Gudiga Gurmadka Culimada Safaa ee loo sameeyey dadkii lagu laayey Is Goyska Zoobe ayaa waxaa ay uga mahad celiyen Kaalmadii Jaaliyadda Sweden ee Gurmadka Musiibadii Qaraxii lagu laayey dadka
Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.[Masawiro]
(October 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiinta kale ee Gu
Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee DFS oo magacaabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda
(October 25, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku magaacabay agaasimeyaasha
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo furay kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada dawadda Puntland.[Masawiro]
(October 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha ayaa waxaa Furitaanka kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada dawadda Puntland kala qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane. Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Aqalka Sa
Madaxweyne Farmaajo“Musiibadii ka dhacday Soobe si aysan mar kale noogu soo noqon, waa in aan u wada istaagnaa difaaca dalkeenna”
(October 25, 2017)
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabu