Wareysi: Nin la dilay Xubno Qoyskiisa oo ay ka mid yihiin Ilmo dhowr bilood jira ah iyo Hooyadiis.[Dhagayso]
(October 29, 2017)
Muqdisho:-Saraakiil dawladda Soomaaliya ah iyo hawlwadeennada caafimaadka ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof ay ku dhinteen weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdishu 45 kalena ay ku dhaawacmeen. Da
Sheekh Cali Wajiiz oo ka badbaaday weerarkii shalay Al-shabaab la beegsadeen Hotel Naasahablood 2.[Video]
(October 29, 2017)
Muqdisho:-Sh.Cali Maxamuud Xasan (Cali wajiiz) oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka waramay qarax iyo weerar ay Al-shabaab shalay la beegsadeen Hotel Naasa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Safaaradda Turkiga Muqdisho Kaga qayb Galay Dabaal degga Maalinta Xuriyaddooda.[Masawiro]
(October 29, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 29 October 2017 safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho kaga qayb galay xafladda lagu maamuusayey m
Madaxweynaha JFS oo maanta furay shirka wadatashiga Amniga Qaran (Masawiro)
(October 29, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxd
Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay
(October 29, 2017)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu shir gudoominayo madaxweynaha Jamh
Golaha Wasiirada oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida
(October 29, 2017)
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa