Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose

October 3, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu Magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-105 October 03 2017, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu Arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo’aragnimadooda shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa Maxamed Cali Nuur (Juba) loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

Waxaa Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) loo Magcaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

Xeerkani Wuxuu dhaqan gelayaa Markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online