Dooni sharci daro ah oo Lagu Qabtay Xeebta Puntland.[Dhagayso]

October 8, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:- Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa sheegay inay soo qabteen doon si sharci-darro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Soomaaliya oo laga leeyahay dalka Iiraan ka dib hawlgal ay sameeyeen ciidamadu. Weriyahayaga Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa hawlgalkan ka waraysatay Korneel Maxamed Cabdi Xaashi oo ah taliyaha ciidamada dekedda Boosaaso.

Hoos ka Dhagayso waraysi VOA uu siiyey Korneel Maxamed Cabdi Xaashi oo ah taliyaha ciidamada dekedda Boosaaso.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online