Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray xaalada dalka

October 21, 2017 - Written by Editor

War murtiyeed ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin Madaxweyne dowlad goboleed dalka ayaa waxaa looga hadlay waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka .

War murtiyeedka ayaa waxaa uu ka kooban yahay 8 qodob waxaana warmurtiyeedka sidoo kale loogu tacsiyeeyey dadkii eheladooda ay Al-Shabaab ku xasuuqeen 14-kii bishaan isgoyska Zoobe ee Magaaladda Muqdisho.

Sidoo kale War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka mashquulsan tahay arrimihii Amniga, isla markaana ay xoogga burburinta Maamulada Galmudug iyo K/Galbeed

Hoos ka Akhriso Warmuriyeed ay soo saareen golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online