Khudbdii jimcaha ee Maasjidu Nuural-Huda ee Hargeysa oo looga hadlay qaraxii Muqdisho (Daawo)

October 22, 2017 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbdii jimcaha ee Maasjidu Nuural-Huda ee magaalada Hargeisa waxaana jeediyey Sh Maxamuud Diriri Sheekh ayaa khudbadiisa uga hadlay Xasuuqii ka dhacay magaalada Muqdisho isaga oo tacsi u diray dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay dadkooda ku geeriyoodeen qaraxii Isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho:

Sheekh Maxamuud Dirir ayaa sheegay in dhamaan Muslimiinta ay yihiin walaalo dhib walba iyo dheef walba ay wada qeybsanayaan

Sheekh Maxamuud Dirir ayaa sheegay in qaraxii Muqdisho ay ku dhinteen lamaano is qabay oo aan ka fogeyn Masjidkiisa kuwaas oo muqdisho u tagay in ay dad ehelkooda oo geeri gashay ay u soo tacsiyeeyaan balse ay iyagii ay ku dhinteen qaraxii waxayna ka tageen buu yiri Sheekhu 9 caruura .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,351 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>