Madaxweyanaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku Waxyeeloobey Qaraxyadii Muqdisho.

October 14, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee caawa lagu laayey qarax is miidaamin ah oo ka dhacay is-goyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ismiidaaminta ayaa waxaa loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Waxaan ka dhashay khasaaro weyn oo iskugu jirta dhimasho iyoo dhaawac.

Hoos ka Akhriso Madaxweyanaha Puntland oo kaTacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobey Qaraxyadii Muqdisho.



A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online