Madaxweynaha Galmudug iyo Hirshabeelle oo gaaray magaalada Kismaayo (Masawiro)

October 8, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa si weyn magaalada Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Ducaale Geelle.iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Madaxweynaha Jubaland iyo xubnaha labada gole ee Maamulka Jubaland ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland Madaxweyaha Galmudug iyo Hirshabeele.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wax ka soo dhaweeyey madaxweynaha Galmdug iyo Hirshabeelle.

Waxaa sidoo kale saacadaha soo socda la filayaa in uu magaalada Kismaayo soo gaaro madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online