Madaxweynaha Puntland oo u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland G/Sare Cabdullaahi Shire

October 23, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 127 October 22 2017, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Markuu arkay:- Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey:- Aqoontiisa Iyo KhibradiisaShaqo.

Markuu Qiimeeyey:-Talo soo jeedinta Wasiirka Amniga Iyo DDR ee Dawladda Puntland.

Wuxuu Xeeriyey:-

Waxaa G/Sare Cabdullaahi Shire Dool si kumeel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online