Ogeysiis Muhiima Jaamacada Najaax oo Furtay waxbarashada Fog Distance learning (Daawo)

October 11, 2017 - Written by Editor

Burco:-Jaamacada Najaax oo ka mid ah Jaamacadaha ka hirgalay Soomaaliya gaar ahaan Somaliland ayaa waxaa ay  ogaysiinaysaa dadwaynaha soomaliyeed in jaamacada Najaax ay fureen  wax-barashada u heellan  markii u horraysay habka waxbarashada fog (Distance learning).

Kulliyadaha furan:
1- Kuliyadda Shareecda.
2- Kuliyadda dhaqaalaha islaamka.
3- Kuliyadda afafka iyo warbaahinta.
Shuruudaha lagga rabo is-diiwaangaliyaha:
1- In uu haysto Shahaado dugsi sare.
2- In uu luqadda carabiga wax ku fahmi karo.
3- In uu soo qorto warqad qeexid ah amma(taskiyad), kana soo qorto qof la yaqaanno oo lagu kalsoonyahay amma xarun aqooneed la garanayo.
Habka la isu diiwaan-gelinayo:
Waxa waraaqaha la iska rabo oo kala ah: 1-shahaaddada dugsiga sare, 2- sawir kur ah, iyo 3- warqadda qeexidda lagu soo dirayaa E-mailka ah: D_lear@najahuniversity.com
Fii-ga lagu dhiganayo Jaamacadda:
300$ (seddex boqol oo doollar), oo la bixinayo semester walba billawgiisa.

Goobaha imtixaanka lagu geli doono:
Cidda ku sugan Somaliland amma somaliya waxa laga rabaa in ay yimaaddan xarunta Jaamacadda xilliga uu imtixaanku jiro. Cidda waddamo kale ku suganna goobo u dhow oo ay tegi karaan ayaa lagaga qaadi doonaa imtixaannada.
wixii waydiin ah ku soo dir: D_lear@najahuniversity.com

تعلن جامعة النجاح عن فتح باب الانتساب للمرة الأولى في الجامعة.
التخصصات المتاحة: بكالوريوس في الشريعة. بكالوريوس في الافتصاد الإسلامي. بكالوريوس في اللغات والإعلام.
الشروط: 1- الحصول على الشهادة الثانوية أو ما يعادلها. 2- الإلمام باللغة العربية. 3- تزكية أو تعريف من شخصية معتبرة أو من مركز أو مؤسسة علمية.
طريقة التسجيل: يتم إرسال المتطلبات (الشهادة الثانوية، التزكية، وصورة شخصية) عبر البريد الالكتروني: D_lear@najahuniversity.com
الرسوم الدراسية: 300$ (ثلاثمائة دولار أمريكي) تُسدد في بداية كل مستوى دراسي.
مقر الاختبار: يجب على من يتواجد في صوماليلاند أو الصومال الحضور وقت الاختبار إلى مقر الجامعة في مدينة برعو. ولمن يتواجد خارج صوماليلاند أو الصومال فسيتم تحديد مقر الاختبار له لاحقا.

يرجى إرسال أي استفسار على البريد التالي:
D_lear@najahuniversity.com

Hadaad dooneyso in aad Jaamacada Najaax aad iska qorto si aad wax ugu barato waxbarashada Fog Distance learning Halkan Ku dhufo

Wixii Faahfaahin ah halkan ka akhriso  Mareegta Jaamaca Najaax

Hoos ka Daawo Faahfaahinta Jaamacada Najaax ee magaaalada Burco oo Furtay waxbarashada Fog Distance learning.

N:B Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Inshalaah Wakiilada Caalamka u fadhiya Jaamacada Najaax si ay kaaga haqab tiraan waxbarashada Fog Distance learning ee Jaamaca Najaax oo ah jaamacadii ugu horeysay oo Furta waxbarashada Fog Distance learning

Jaamacada Najaax
Burco
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online