Taliyihii ciidanka Booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) oo dib loogu Fasaxay Shaqadiisa.

October 7, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu dib ugu fasaxay shaqadii Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Gen.Ereg, oo hore uu shaqada uga joojiyey Madaxweyne ku xigeen Eng. Camey. Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas wareegto uu soo saaray maanta ayaa waxaa lagu xusay in Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) dib loogu fasaxay shaqadiisa waxaan lagu wargeliyey in hay’addaha ay khusayso wareegtada in ay dhaqan geliyaan.

Hoos ka Akhriso wareegtada loogu fasaxay shaqada Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg)

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online