War murtiyeed laga soo saaray shirka Maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo

October 11, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-shirka Wadatashiga ee magaalada Kismayo ugu socday Madaxda Dowladda Goboleedyada ayaa waxaa laga soo saray warmurtiyeed ka kooban ilaa 16 qodob oo looga hadlay arrimaha kala ah arrimaha Siyaasadda, Amniga, Federaaleynta, Dastuurka, Khilaafka siyaasadeed, xaalada Galmudug , taageerada beesha Caalamiga, iyo talooyin iyo baaq loojeediyay Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka Wadatashiga ee magaalada Kismayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxda Dowladda Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug mana jirin madax sare oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay shirka Kismaayo.

Hoos ka Akhri warmurtiyeed ka soo baxay shirka Wadatashiga ee magaalada Kismayo

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online