Sh .Maxamuud Shibli oo maanta khudbadii Jimce kaga hadlay حرمة دم المسلم.[Daawo]
(November 3, 2017)
Nairobi:-Sh .Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlayey حرمة دم المسلم in ay muhi
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiyada Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(November 3, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khudbadiisa Muhiimad
Guddoomiyeyaasha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis kala saxiixday (Masawiro)
(November 3, 2017)
Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday Caasima
Bulshada Galdogob oo lacag ku wareejisay gudiga gurmadka culimada ee musiibadii Isgoyska Soobe.[Video]
(November 3, 2017)
Galdogob:-Bulshada Somaaliyeed ee ku nool degmada Galdogob ee Gobolka Mudug oo ay horkacayaan culimada iyo dhalinyarada magaalada ayaa waxaa ay gurmada u sameeyeen walaalahood Soomaaliyeed ee lagu laa
Duqeyn lala beegsaday Daacish-ta Soomaaliya[Dhagayso]
(November 3, 2017)
Qandala:-Wararka ka imaanaya deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn, loo maleynayo in lala beegsaday madaxda kooxda la baxday Garabk
Madaxweynaha Puntland oo kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada 2-da Aqal ee DFS.[Masawiro]
(November 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 02 Nov 2017 kulan casho sharaf ah kula qaatay magaalada Muqdisho xildhibaanada labada aqal ee