Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-Guddoomiyey Shirka looga hadlayey Amniga dalka (Masawiro)
(November 11, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caal
Madaxweynaha Puntland oo Degmada Dhudhub u magacaabay Guddoomiye iyo Ku-xigeen.
(November 11, 2017)
Garoowe:-Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 134 November 11 2017  ayaa loogu magacaabay si kumeel gaar ah degmada Dhudh