Hawlaha Gudiga Gurmadka Safa ee dhibkii Zoobe oo ka socda Muqdisho.[Masawiro]
(November 13, 2017)
Muqdisho:-Waxaa wali ka socda Gurmadka loogu gurmanayo Agoonta & Hooyooyinka ehelkooda ku waayey mudiibadii is goyska Soobe oo dad & hanti badan ku baaba’dey. Mu’asasada Safa ee Dacwada &a
Tirinta codadka doorashada Somaliland oo socota (Masawiro+Video)
(November 13, 2017)
Tirinta codadkii maanta laga dhiibtay doorashada madaxweyne ee Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa billaabatay. Somaliland oo sheegtay in ay Soomaaliya ka go'day ,s
Ciidanka PSF ee Puntland Oo ka Wada Howlgallo Kadhan ah Daacish gobalka Bari (Masawiro)
(November 13, 2017)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada PSF ee Puntland ay howlgalo ka wadaan deegaano badan oo hoos taga gobalka Bari howlgaladaas oo ka dhan ah kooxda Daacish .
Wasiirka Amniga Puntland Iyo Wafti uu horkacayo oo Lagu Soo dhoweeyey Dhahar
(November 13, 2017)
Wasiirka Amniga iyo DDR-ka dawladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf iyo wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 13 Nov 2017 kormeer shaqo ku tegey magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland,
Wasiirka amniga ee JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo (Masawiro)
(November 13, 2017)
Kismaayo:-Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubba

Archives
November 2017
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online