Deg Deg :-Sheekh Cabdinaasir Xusen Cismaan oo lagu xiray magaalada Jigjiga
(November 21, 2017)
Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in la xiray Sheekh Cabdinaasir Xusen Cismaan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay gayiga Soomaaliyeed waxaana uu She
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia
(November 21, 2017)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga dalka Ehiopia ayaa waxa uu maanta gelinkii danbe 21 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wa
Madaxweyne DFS oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
(November 21, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka dee
Banaanbax Rabshado wata oo ka socda magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer
(November 21, 2017)
Burco:-Banaanbax  rabashado wata ayaa galabta ilaa caawa waxaa uu ka socdaa magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana banaanbaxa dhigaya taageerayaasha xisbiga wadani oo ka cabanaya nat
Rabshado goor-dhaw ka bilaawday Magaalooyin ka mid ah Soomaaliland.
(November 21, 2017)
Wararka naga soo gaarayo Magaalooyinka Hargeysa iyo Ceerigaabo ee Soomaaliland ayaa sheegayo in rabshado ay ka bilaawdeen ka dib markii dhalinyaro taageersan xisbiga Wadni ay banaanbaxyo dhigeen ay ku
Muuse Biixi oo ku guuleystay doorashadii Somaliland (Dhageyso)
(November 21, 2017)
Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan. Muuse Biixi