Hawlaha Gudiga Gurmadka Safa ee Dhibkii Zoobe (10)Deeqihii UK iyo Denmark
(November 30, 2017)
Deeqo lacageed oo Gudiga Gurmadka Mu’asasa Safa ee Dacwada & Hormarinta kasoo kala gaadhey Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Denmark & UK ayaa la gaarsiiyey Agoon & Qoysas ehelkooda ku waayey
Shirka golaha wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay amniga , Abaaraha iyo Arrimo kale
(November 30, 2017)
Garoowe:-Shirka golaha wasirada dowladda Puntland oo looga hadlay amniga , Abaaraha , Can shuuraha Biriga iyo Arrimo kale. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Golaha wasiirada Puntland.
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.[Masawiro]
(November 30, 2017)
Abidjan :-Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Abidjan, 29, Nofeembar, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane