Banaanbax Rabshado wata oo ka socda magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer

November 21, 2017 - Written by Editor

Burco:-Banaanbax  rabashado wata ayaa galabta ilaa caawa waxaa uu ka socdaa magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana banaanbaxa dhigaya taageerayaasha xisbiga wadani oo ka cabanaya natiijada doorashada oo ay sheegeen in lagu shubtay .

Ciidanka Amaanka ee magaalada Burco ayaa isku dayaya in uu sugo amaanka waxaaana uu ridayaa rasaas si uu u kala eryo dhalinyaro careysan  ee banaanbaxa dhigaya .

Wararka qaar ayaa sheegaya in banaanbaxa uu ku dhintay hal qof halka ay sido kalana ay ku dhaawacmeen sadex qof oo kale waxaana dhaawaca la geeyey Isbitaalada magaalada Burco.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>