Deg Deg :-Sheekh Cabdinaasir Xusen Cismaan oo lagu xiray magaalada Jigjiga

November 21, 2017 - Written by Editor

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in la xiray Sheekh Cabdinaasir Xusen Cismaan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay gayiga Soomaaliyeed waxaana uu Sheekhu caan ku ahaa Akhrinta iyo faafinta culuumta Sharciga .

Sheekh C/naasir Xusen Cismaan ayaa waxaa uu Tafsiir ka akhrin jiray magaalada Jigjiga waxaana si dulmi ah ku xiray maamulka iyaga oo ka dib xabsi 2 sano ah ku xukumay maanta. Waxaan alle uga baryeynaa in Sheekh C/naasir Xusen Cismaan ka soo daayo cadowga xirtay kuna celiyo shartooda kuwa Shiicada iyo Axbaashta ah ee ka danbeeya xariga Sheekha.

Waxaa xusid mudan in Sheekh C/naasir Xusen Cismaan horey sidoo kale loo xray wiil uu dhalay waxaana ay maxakamada Jigjiga ku xukuntay 10 sano oo xarig ah .

Halgan.net
Jigjiga

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>