Dowro Dhowrsanaanta Sh Maxamed Cabdi Umal Sh Mowliid Dr. Abdiwali (Daawo)

November 15, 2017 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa dowro ay culumada Soomaaliyeed ay ku qabteen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaa Masjidka Al-Hidaaya waxaana dowrada loogu magac daray Dhowrsanaanta .

Dowrada ayaa waxaa ka soo qeyb galay oo duruus kala duwan ka bixiyey .
1-Sh Maxamed Cabdi Umal
2-Sh Mowliid
3-Sh Dr Cabdi weli
Dowradan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Mu,asasada Al-ixsaan Hoos ka Daawo Dowrada Dhowrsanaanta Sh Maxamed Cabdi Umal Sh Mowliid Dr. Abdiwali.

.

Mu,asasada Al-ixsaan
Nairobi
Kenya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,342 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>