Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay (Akhriso)

November 29, 2017 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay  golaha wasiirada ee Maamulka  dowlad goboleedka Hirshabelle waxayna ka kooban yihiin  20 wasiir .

Golaha wasiirada ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha maamul dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxa ay isugu jiraan wasiiro hore oo ka tirsanaa Maamulkii hore iyo kuwa cusub.

Hoos  ka akhriso Liiska golaha Wasiirada ee Maamulka Hirshabelle

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,349 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>