Hawlaha Gudiga Gurmadka Safa ee Dhibkii Zoobe (10)Deeqihii UK iyo Denmark

November 30, 2017 - Written by Editor

Deeqo lacageed oo Gudiga Gurmadka Mu’asasa Safa ee Dacwada & Hormarinta kasoo kala gaadhey Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Denmark & UK ayaa la gaarsiiyey Agoon & Qoysas ehelkooda ku waayey Musiibadii Soobe.

Deeqaha lacageed oo gaarayaey $68,793 ayaa la gaarsiiyey 172 Agoon & 54 Qoys. Dhamaan dadka deeqda lacageed ka faa’iideystey ayaa ahaa kuwii ehelkooda ku waayey Musiibadii Soobe.

Muqdisho 9 Rabicul’awal 1439 
28 November 2017
وبالله التوفيق

Gudiga Gurmadka Mu’asasada Safa ee Dacwada iyo Horumarinta .

Leave a comment

*

Archives
November 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online