Maamulka Gal-Mudug iyo Ahlu-Sunna oo ku wada hadlaya Jabuuti.[Dhagayso]

November 27, 2017 - Written by Editor

Djibouti:-Magaalada Djibouti waxaa waddahallo ay uga furmeen maamulka Galmudug iyo kan Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca. Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dhinaca Ahlu-Sunna ayaa si fool-ka fool ah maanta isasoo hor-fadhiistay, waxaana kulamada labada dhinac ay socon doonaan muddo saddex cisoh ah.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa VOA u sheegay in kulamadan ay ka soo bixi doonaan is-afgarad ku aadan sidii labada dhinac ay hal maamul oo mideysan u wada noqon lahaayeen. Weriyaheena Jacfar Kukay ayaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug khadka taleefonka ee Djibouti ku wareystay.

Hoos ka Dhagayso maamulka Gal-Mudug iyo Ahlu-Sunna oo ku wada hadlaya Jabuuti.

Source:VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,667 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>