Maxkamada Sare ee Maamulka S/land oo ansixisay doorashadii ka dhacday S/land.[Dhagayso]

November 28, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Maxkamada Sare ee S/land ayaa waxaa ay soo saartay go’aankii ugu danbeeyey ee doorashadii ka dhacday deegaanada S/land 13-kii bishaan uuna ku soo baxay Hogamiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Bixii Cabdi waxaa ay ansixisay natijada doorashada ee ay u soo gudbiyeen gudiga doorashooyinka.

Dhinac kale Guddiga doorashada Soomaliland ayaa horey ugu dhawaaqay in doorashadii 13-November ee ka dhacday deegaanada S/land oo uu ku adkaaday Xisbiga Kulmiye oo uu u tartamyey Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynaha S/land.

Hoos ka Dhagayso go’aanka Maxkamada Sare ee Maamulka Soomaaliland ee doorashada S/land

[audio:http://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/Maxkamada-soomaliland.mp3]

Halkaan ka Dhagayso MP3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,297 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>