Rabshado goor-dhaw ka bilaawday Magaalooyin ka mid ah Soomaaliland.

November 21, 2017 - Written by Editor

Wararka naga soo gaarayo Magaalooyinka Hargeysa iyo Ceerigaabo ee Soomaaliland ayaa sheegayo in rabshado ay ka bilaawdeen ka dib markii dhalinyaro taageersan xisbiga Wadni ay banaanbaxyo dhigeen ay ku diidan yihiin Natiijada doorashooyinka S/land ee maanta lagu dhawaaqay.

Dhalinyarada ayaa la sheegay in wataan Fasaas iyo Mindiyo waxayna isku dhaceen Ciidanka amaanka waxaan laga maqlayaa Rasaas ay ridayaan ciidanka Booliska si ay u kala eryaan Dhalinyarada rabashadaha wada.
Dhowr qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeyn, wararka qaar ayaa sheegayo in dhaawacyada qaar ay culus yihiin.

 

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,342 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>