Rabshado ka dhacay xalay qeybo ka mid ah S/land iyo xaalada oo saaka degan.[Dhagayso]

November 17, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Rabshado kala duwan ayaa xalay ka dhacay magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac, ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaanka iyo dadweyne samaynayey isu-soo baxyo. Rabshadahan ayaa billaabmay ka dib markii galabnimadii shalay ay warbaahinta la hadleen mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Waddani oo eedayn u jeedinayey Guddida Doorashada ee Somaliland.

Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa ka hadlay eedaymahaas, sidoo kalena laamaha ammaanka ee Somaliland ayaa ka hadlay rabshadaha dhacay. Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Hargeysa innooga soo diray Ismaaciil Xuseen Farjar.

Hoos ka Dhagayso Rabshado ka dhacay qeybo ka mid ah Somaliland

Source:VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,342 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>