Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya
(December 31, 2017)
Muqdisho:-Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Bayaan Kasoo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay saxaafadda isku marinayen hadalo aan fii
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka horyimid codsi uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka
(December 31, 2017)
Muqdisho:-Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka horyimaadeen go'aan uu soo saaray Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo codsaday in ilaa 2
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna.”
(December 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya Madaxweynaha oo xarigga ka j
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Kulan Laqaatay xubnaha Golaha Deegaanka Gaalkacayo.
(December 28, 2017)
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 december 2017 waxaa uu kulan laqaatay xubnaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacayo. Kulanka uu Madaxwaynuhu Laqaatay Gola
Kitaab Saxiixul Bukhaari Sh Cnaasir Xaji Axmed Abu Maxamed Xafidahulaah (Daawo)
(December 28, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbineynaa caawa Kitaabka Saxiix Bukhaari oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica magaalada Laas
Mu,tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Ugandha oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)
(December 28, 2017)
Kampala:-Waxaa markii bisha ahayd 26/12/2017 lsoo gabagaboobay Mu,tamarkii 9aad ee Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ugandha gaar ahaan magaalada Kampala ee xarunta dalkaas waxaana lagu qabtay
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dib u furay dacwadii C/rahman Abdishakuur
(December 27, 2017)
Muqdisho:- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh. Ibraahim Maxamed ayaa qoraal uu soo saarat waxaa uu ku sheegay in kiiska dacwada loo heysto Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, in
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Maamulka Gal-Mudug ay si weyn u soo dhaweeyeen[Masawiro]
(December 27, 2017)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 27 December 2017 waxaa si balaadhan koon furta magaalada
Ra’iisul wasaare oo baaq u direy beelo dagaalamay, 2017-kana Qiimeeyey.[Dhagayso]
(December 26, 2017)
Dubia:-Ra'iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, Dr.Cumar C/rashiid ayaa baaq u direy beelo ku dagaalamay dhulka hawdka oo sida uu sheegay uu dagaalkoodu soo noqnoqdey, isla markaasana aan wali xal laga
Mu’tmarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha oo si habsami leh u socota (Masawiro)
(December 26, 2017)
Waxaa weli si wanaagsan uga socda dalka Ugandha gaar ahaan xarunta dalkaas ee magaalada Kampala Mu'tmarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha waxaana Mutamarka soo qaban qaabiyey Markazul

Next Page »