Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka Maraykanka ee Qudus
(December 7, 2017)
Muqdisho :- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan go’aanka halista ah ee uu qaatay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kaasoo uu ugu aqoonsaday mag
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay ee arinka Qudus(Akhriso)
(December 7, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay go,aankii dowlada mareykanka ay Qudus ugu aqoonsatay caasimada yahuuda xooga ku heystay dalka Falastiin waxaana ay Hay’adda Culu
Xafiiska arimaha ardayda ee JBA oo booqday faraca Jaamacadda ee Qardho (Masawiro)
(December 7, 2017)
Qardho:-Booqashada oo la qorsheeyey Mudo ka hor ayaa qabsoontay xiligeedii oo ahaa 2/4 Dec 2017, waxaana xafiisku ugu talo galay dardargalinta iyo ka qaybgalinta ardayda jaamacadda ee faracaas laga qa
Khatarta baraha bulshadu ku xiriirto iyo talooyin Muhiim ah Sh. Axmed Dheeli (Daawo)
(December 7, 2017)
Qardho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu magaalada Qardho ka jeediyey Sheekh Axmed Dheeli xili uu socdaal dacwo ku marayey magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ,wa
Madaxweynaha dawladda Puntland oo soo dhaweeyey heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna.
(December 7, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Xalay 07 December 2017 Magaalada Muqdisho kaga qayb galay xafladda saxiixa heshiiska maamulka Galmudug iyo Ahlusunna. Xafladd
Madaxweynaha Puntland oo cisbiaalka Degfeer ku booqday ciidamo dhaawac ka soo gaaray Bom gacmeed lagu weeraray[Masawiro]
(December 7, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 December 2017 cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday qaar kamid ah ciidanka Madaxtooyada oo dhaawa

Archives
December 2017
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online