Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliy oo war ka soo saaray xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

December 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war uu warsaxaafeed ka soo saaray khilaafka ka dhashay dil bareer ah oo loo geystay ilaalada siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xarigii loo geystay isaga falkaas oo ay ka danbeeyeen Ciidanka Nabad Sugidda Qaranku dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo warsaxaafadeedka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,656 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>