Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka horyimid codsi uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka

December 31, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka horyimaadeen go’aan uu soo saaray Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo codsaday in ilaa 2 xildhibaan laga xayuubiyo Xasaanadooda lana soo taago Maxkamada.

Shirka ay iskugu yimaadeen Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxan kulnak ka dib laga soo saaray warsaxaafadeedka hoos ku xusan.

Hoos ka Akhirso warsaxaafeedka ay soo saareen Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka dowlada Federalka Soomaaliya.

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online