Khatarta baraha bulshadu ku xiriirto iyo talooyin Muhiim ah Sh. Axmed Dheeli (Daawo)

December 7, 2017 - Written by Editor

Qardho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu magaalada Qardho ka jeediyey Sheekh Axmed Dheeli xili uu socdaal dacwo ku marayey magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ,waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay Wacyigalin iyo Talooyin oo looga hortagi karo khatarta baraha bulshadu ku xiriirto Sh. Axmed Dheeli

Sheekh Axmed Dheeli ayaa aad ugu dheeraaday khatarta ay baraha bulshada ku heyso umada hadii aan qaab wanaagsan loo isticmaalin gaar ahaan dhanka Akhlaaqada .

Hoos ka Daawo Muxaadarada uu Sh Axmed Dheeli ka jeediyey magaalada Qardho Khatarta baraha bulshadu ku xiriirto iyo talooyin Muhiim ah

Halgan.net
Qardho

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online