Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) Qarax miino ah ku dhintay

December 12, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) oo ahaa madaxii mini baarista Puntland uu ku dhintay qarax miino uu uu ka saarayey aagga Galgala.

Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) ayaa waxaa uu ahaa sarkaal u qaabilsan Puntland dhinac miino baarista waxaan uu qarax minada ay haleeshay xili uu ku howl lanaa soo saarista minada dhulka ay ku aaseen ururka Al-shabaab oo ay ciidanka Puntland ay ka war heleen.

Kornayl Cismaan Abshir (Kabayare) ayaa u geeriyooday dhawac ka soo gaaray qarax miinada waxaan la keenay Isbitaalka weyn ee magaalada Boosaaso, Qaraxaan minada ah ayaa ku soo beegmaya xili ay ciidanka daraawiishta iyo kuwa PSf ay howl galo ka wadeen deegaaano dhowr ah oo ku yaal Buuuraha Calmadow. Ilaa iyo hadda kama aysan hadal Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta ee Aag GalGala Qarax miino ee uu ku geeriyoodaya madaxii mino baarista Puntland Kornayl Cisman Abshir (Kabayare).

A/cawaaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online