Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska 18 Askari ayaa nooga dhintay qaraxii saaka.[Dhagayso]

December 14, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska, ahna taliye ku xigeenka Booliska Dowladda federalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxaa ka warbixiyey qarax saaka lala beegsaday xarunta Dugsiga Tababarka ciidanka ee Jen.Kaahiye.

Taliye Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxaa uu sheegay in qarax lala eegtay xarunta Dugsiga Tababarka ciidanka ee Jen.Kaahiye ayaa sheegay in 17 askari ay ku dhinteen halka 15 askari oo kale ay ku dhaawacmeen.

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska, ahna taliye ku xigeenka Booliska DFS Sarreeye Guuto Mukhtaar Xuseen ayaa sheegay in qofka is qarxiyey uusan ka tirsanatwe ciidnka Booliska balse uu soo dhex galay xerada xili ay askartu mashquul ahaayeen ka dib uu isku dhex qarxiyey.

Hoos ka Dhagayso shira jaraa’id ee uu qabtay Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska, ahna taliye ku xigeenka Booliska Dowladda federalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Mukhtaar Xuseen.


Source codka Radio Dalsan

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online