Madaxweynaha DFS Farmaajo oo furay shir looga hadlay amniga iyo shir ka dhici doonaan London

December 4, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow waxaa uu si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo Arrimaha dalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaan ka qayb galaya dhamaan madaxda Dowladda Soomaaliya, weliba kuwa Dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii uu socdo shirkaan waxaa lagu eegi doonaa arrimaha amniga iyo siyaasada dalka Soomaaliya iyo horumarka ay ku tilaabsaday dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online