Madxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo la dilay.[Video]

December 4, 2017 - Written by Editor

Sanca:-Madxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa kooxda gooni goosatada ee Xuutiyiinta ay maanta ku dileen magaalada Sanca ee caasimada dalka Yeman. Muuqaal ay Kooxda Xuutiyiinta ay ku baahiyeen baraha bulshada ayaa lagu arkeyey meydka Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax oo ay sidaan kooxda Xuutiyiinta ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay garabka madaxweyne Cali Cabdalla Saalax.

Hoos ka Daawo kooxda Xuutiyiinta oo dilay Madxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online