Maxaa la gudboon Xukuumadda cusub ee Somaliland Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)

December 17, 2017 - Written by Editor

Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay waajibka la gudboon xukuumada cusub ee Maamulka S/land wuxuuna u dardaarmay alle ka cabsi Sheekh Dr Hassan ayaa aad ugu dheeraaday xilka in uu yahay amaano la is weydiin doono aduun iyo aakhiro .

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimaca Ee Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame uu ka jeediyey Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana cinwaankeeda uu ahaa Maxaa lagudboon xukuumadda cusub ee somaliland .

Musasat Al-Karam Burco
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online