Mu’tmarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha oo si habsami leh u socota (Masawiro)

December 26, 2017 - Written by Editor

Waxaa weli si wanaagsan uga socda dalka Ugandha gaar ahaan xarunta dalkaas ee magaalada Kampala Mu’tmarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha waxaana Mutamarka soo qaban qaabiyey Markazul Tawxiid. Mu’tamarkan ayaa ah mid sanadle ah waxaana ka soo qeyb galay culumada kala ah.

1-Sheekh Mustafe Xaji ismaaciil
2- Sheekh Maxamed idiris Ahmed
3-Sheekh Dr Hassan Sheekh Cali Warsame .
4- Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

Mu’tamarkan ayaa waxaa ay culumada ka jediyeen Muxaadarooyin kala duwan oo aad u qiimo badan kuwaas oo ay aad uga faa,deysteen dhamaan dadweynihii ka soo qeyb galay.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta inshalaah dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey Mu’tmarka 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ugandha.

Halgan.net
Kampala
Sadiiq Xariir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>